Shariif Xasan oo ka hadlay Musharixiin gaadiid aan xabadaha karin la tagay Baydhabo

Madaxweynaha Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya Shariif Xasan Sheekh Aadan oo maanta dib ugu laabtay magaalada Baydhabo ayaa ka hadlay doorashada dhawaan ka dhaceysa magaaladaasi. Waxa uu sheegay Shariif Xasan in dhawaan magaalada Baydhabo ay ka dhaceyso doorasgada Madaxweynaha Koonfur Galbeed, waxa uuna xusay in uu rajeenayo in doorashadaasi si nabad galyo ah ku dhacdo. Shariif … Continue reading Shariif Xasan oo ka hadlay Musharixiin gaadiid aan xabadaha karin la tagay Baydhabo